SILSILADDII GOLEJACAYL
DHEGEYSO
Sida dhaqanka Soomaalidu aaminsan yahay dumarka qaar ayaa guurka u qalma qaarna raggu kuma dheereeyo, arrintaas ayaa sisiladdan rag isugu jawaabeen ayada oo aan xumaanto amma af lagaaddo haweenka Soomaaliyeed looga jeedin. Waxaana bilaabay sheekada abwaanka Muxumed Maxamed (Kaneeco)
ABWAANNADII KA QAYB GALAY:
1. Maxamed Jaamac Warsame (Kayd)
2. Axmed Daahir Cabdi
3. Maxamed Abokor Guuleed (Qawrax)
4. Dhuux Cali Xirsi (Dhegdhaqaaje)
5. Ahmed Aadan Faroole
6. Muuse Ahmed Saxar
7. Kayd Maxamed Cabdalla